Page 2 - wargeyska
P. 2
Somalipress Maaliyada Maarso 2015 2
Wareysi uu La yeeshay Wargeyska Somalipress
Guddoomiyaha Shirkadda Dhismaha ee SETAC
Waxaa inoo suurto gashay inaan wareysi
Somalipress: Magaalada Muqdisho
la yeelano Enjineer. Maxamed Cabdi waxaa ka jiray shirkado dhismo oo
muddo soo shaqeynayey dadkuna ay
Suubiye, oo ah Gudoomiyaha yaqaanaan maxay Shirkada SETAC uga
duwan tahay shirkadahaas?
Shirkadda SETAC oo dhawaan ka soo
Eng. Suubiye: Setac waxay kuu suura
laabtay Dalka Malaysia keddib markii gelineysaa inaad aragto nooca guriga
laguu dhisaayo, cimriga guriga iyo
uu soo dhameystay waxbarashadiisii qarashka ku baxaayo kahor inta aan la
dhsisin guriga. sidoo kale waxaan
farsamada dhismaha (Civil awoodnaa inaan naqshadeyno ama dhis-
no guri nooc kasta oo aduunka laga dhisi
Engineering) wuxuu sidoo kale karo isagoo qurxoon, adkeysi leh, istic-
maal fiican iyo weliba qiimo jaban.
sameeyey taqasus dhinac naqshadaha
Somalipress: Sameynta Decoration ka
(Professional Building Design) iyadoo ma waxaad ku xireysaan dhisme cusub,
mise dhismo hore u jiray oo waqti dheer
la isticmaalaayo software-ada casriga ah dhisnaana waad u ameyn kartaan ?
ee loo yaqaano Computer Aid Design Eng. Suubiye: Adeega qurxinta gurya-
ha (Home Decoration) waxaa soo wada
(CAD), Enjineerku waxaa intaas u dheer galaayo qurxita derbiyada, saqafka guri-
ga (Ceiling) iyo nalalka. kuma xerna
isagoo ka soo shaqeeyey dalka Malaysia guri cusub ama mid hore kaliya waa in
guriga saqafkiisa kore yahay dhagax
kana soo qabtay shaqooyin la xariira shub ah (Slab roof).
dhismaha.
Enjineerku wuxuu Dalkiisa ugu soo
noqday inuu ka qeyb qaato dib u dhiska
Dalkeena Soomaaliya oo ku jiray 24
sano oo burbur ah.
Eng. Suubiye wuxuu aas aasey Shirkad
dhismo oo ka kooban qeybo kala
duwan, taasoo ka bilowday howlgalkee-
da Magaalada Muqdisho, ilaa haatanna
kafulisay howlo kala duwan oo dhisma-
ha la xiriira, wareysiguna sidaan ayuu u
dhacay:-
Somalipress: Sidey kuugu dhalatey in mooyinka casriga iyo qurxinta gudaha ing) waxaa ka mid ah: “waxaan arki jiray shirkado ka
aad aasaasto Shirkaddan? guryaha oo loo yaqaano Interior & -Naqshadeynta Guryaha dee-
Home Decoration waana markii aan gaanka iyo kuwa ganacsiga shaqeeya bilicda iyo quruxda
Eng. Suubiye :Waxbarashada dalka go’aansaday in dalkeena lahaado adee- (waxaan ku sameynaa software magaalooyinka sida dhis-
dibadiisa waxay ardayga bartaa inuu gyada noocaas ah. casri ah waana 2-D iyo 3-D.) mooyinka casriga iyo qurxinta
sameeyo isbarbar dhig dalka uu wax ka -Xisaabinta dhismaha (structur- gudaha guryaha oo loo yaqaano
baranayo iyo dalkiisa hooyo waxaana Somalipress: Wax inooga sheeg Wax al calculations) waxaan ku Interior & Home Decoration
meesha uga soo baxaayo jago uu ku qabadka Shirkadda? sameynaa software casri ah waana markii aan go’aansaday
haboon yahay oo uu howsheeda buuxin -Qiimeynta Guryaha ( Bill of in dalkeena lahaado adeegyada
karo waana qeyb ka mid ah waxbarasha- Eng. Suubiye: Shirkadu waxay leeda- Quantity) noocaas ah”
da ardayga. hay qeybo kala duwan sida la talinta, -Qorsheynta iyo maamulida
Waqtigii aan joogay Dalka Malaysia oo adeegyada dhismaha iyo xarun howl maalmeedka project- Somalipress: Decorationka muxuu ku
aan jaamacada dhiganaayey waxaan waxbarasho iyada. soo kordhin karaa Dhismaha?
arki jiray shirkado ka shaqeeya bilicda
iyo quruxda magaalooyinka sida dhis- Wax qabadka Qeybta la talinta (consult- Waxqabadka adeegyada dhismaha iyo Eng. Suubiye: waa muuqaalka ama
qurxintooda quruxda guriga waana howlaha waqti-
gaan ku cusub magaalada Muqdisho iyo
-Dhisida guryaha qaab casri ah. guud ahaan dalkeena Soomaaliya.
-Qurxinta quryaha deegaanka
iyo Kuwa ganacsiga (Home Somalipress:. Naqshada iyo
and commercial Decoraions) Decorationka aad sameyneysaa ma
Xarunta Barashada software-ada casri- kuwo kooban baa mise waa kuwo furan
ga oo ilaa iyo intii loo baahdaa?
AutoCad 2-D
Revit Architecture Eng. Suubiye: naqshada waxay la soco-
3ds Max taa cabirka dhulka iyo rabitaanka milki-
STAAD.Pro ilaha laakiin Decoration-ka waxaan
Primavera and PPM concept sameynay tiro noocyo kala duwan oo
kala qiimo ah waxaana qofka u soo
Somalipress: Maxaa Technolojiyad ah bandhignaa inuu dooqiisa kala baxo
oo aad u adeegsataan wax qabadkiina iyadoo aysan meesha ka marneyn inaan
marka aad Naqshad ama wax kale la talin bilaash ah u sameyno marka uu
sameyneysaan kala xulanaayo.
Eng. Suubiye: Waqtiga la joogo wax
walbo waxaa lagu sameeyaa qaab com-
puter ah waana sababta aan inta badan u
isticmaalno software-ada loo yaqaan
Computer Aid Designs (CAD)

