Page 1 - wargeyska
P. 1

2-Toddobaadle Madax banaan         Caddadka 342-aad            Sanadka 17- aad                                                    Maarso 2015

 e-mail: info@somalipress.org      www.somalipress.org                                                                            Qiimaha: $1.00

Gabey loo tiriyay
Madaxweynaha Jabbuuti
Mudane Ismaaciil Cumar
Geelle

     Indhaweyd dabuub gabey        Wareysi uu La yeeshay
    Maansadaan dumdumi jiray       Wargeyska Somalipress
                                   Guddoomiyaha Shirkadda
        Dadku igu yiqiineen        Dhismaha ee SETAC Akhri Bogga
        Yara wan dednayoo
        Kama Qaadin daahii                                                                                                 2-aad

       Hadda aan dig soo iri       Waxaa inoo suurto gashay inaan wareysi la yeelano Enjineer.
        Dayaradu I keentoo         Maxamed Cabdi Suubiye, oo ah Gudoomiyaha Shirkadda
         Doodkiiga baxayaa         SETAC oo dhawaan ka soo laabtay Dalka Malaysia.
     Dabeylaha la orod yahay
                                   Markab Xoolo sida oo ka     Heshiiska u dhexeeya
      Waxan doonayaa badan         shareecday Dekada magaala-  Maaliyadda Soomaaliya,
      Intaan diidey kuma darin     da Muqdisho.                Bangiga Horumarinta
       Dadka qaar waxaa jira                                   Africa iyo IGAD
      Marka deelka maansada                BOGGA 3-aad
                                                                      BOGGA 6-aad
       Daliisheeda gelayaan
      Dawga toosan marinoo

        Duulduul u liqayaan
        duduwaa oraahdiyo
        doc kaluu rogaayaan

     Aniguse markaaan doono
        Marti aan damaaciyo
       Gabay aan u dow galo
        Kama duwa dariiqee
       Waan ku daadeheeyaa

     Daruur curatey yaan ahey
         Guga oo diraaciyo

       Dowga manta aarmoo
        Mar kastaa da’ayaa
         Dirir ceelka geeyaa
       Daafaha biyaha dhigay
      Samuuladkii daryaamoo
     Hillaacii dabakii baxay.....
waa socota...
Akhri bogga 3-aad

To advertise in Somalipress, Call: 653899/0690603737/0627603737
   1   2   3   4   5   6