Page 6 - wargeyska
P. 6

Somalipress                             Wararka Dibada                                                          Maarso 2015                            6

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo
Addis-Ababa kula saxiixday heshiis
Bangiga Horumarinta Africa iyo IGAD

                                                                             sanada 2020. Waxaana iska              gayo xaalufka.
                                                                                                                    in la hormariyo wax soo saarka
                                                                             kaashanaya                dowladda     xoolaha iyo caafimaadkooda
                                                                                                                    lana helo meelo lagu xanaa-
                                                                             Federaalka                Soomaaliya,  neeyo inta aan la suuq gayn.
                                                                                                                    in la hormariyo fursadaha
                                                                             Banagiga Horumarinta Africa            haweenka marka loo eego
                                                                                                                    dhanka maamulka biyaha,
                                                                             iyo Urur Goboleedka IGAD.              loona abuuro suuqyo kor loogu
                                                                                                                    qaadayo dakhliga soo gala
                                                                             Barnaamijkaan ayaa ujeedkiisu          In la tayeeyo dadka loona
                                                                                                                    samaayo hay’ado kor loogu
                                                                             yahay in la hubiyo in bul-             qaadayo wax soo saarka beera-
                                                                                                                    ha iyo xoola dhaqatada.
                                                                             shooyinka u jilicsan abaaruhu          Barnaamijka Nolol Abuurka iyo
                                                                                                                    u Adkaysiga Abaaraha, wax-
                                                                             ay yeeshaan hab-nooleed la             aana ujeedkiisu yahay in kor
                                                                                                                    loogu qaado nolosha bul-
                                                                             jaanqaadi kara noloshooda              shooyinka ku nool dhulka
                                                                                                                    baadiyaha, meelaha ugu badan
                                                                             caadiga ah” ayuu yiri wasiirka         oo dhibaatooyinka abaaruhu ku
                                                                                                                    soo noq noqdaan oo bar-
                                                                             Maaliyada isagoona dhanka              naamijkaan looga fa’i-
                                                                                                                    daysanayo ayaa ah dhulka
                                                                             kale xusay in dowladda                 roobabku ku yaryihiin oo dad
                                                                                                                    lagu qiyaasay 800,000 kun oo
                                                                             Soomaaliya ay muhimada                 qof iyo xoolo gaaraya
                                                                                                                    4,000,000 neef ay u jilicsan
                                                                             koowaad siinayso sidii loo sii         yihiin Abaaraha soo noq noqda.

Wasiirka     Maaliyadda                 leedahay in la dhiso bulshooyin      wadi lahaa dadaalada lagu
                                        la tacaali kara nolashooda xiliga
Xukuumadda   Federaalka                 ay abaaruhu sooo wajahaan.           diyaarinayo baahiyaha asaaska

Soomaaliya mudane Maxamed                                                    u ah nolosha muwaadiniinta

Adan Ibraahim ayaa heshiis                                                   Soomaaliyeed.

sadex geesood ah kula saxiix-           “In kasta oo aanaan awoodi           Barnaamijka Nolol Abuurka iyo

day magaalada Addis Ababa               karin inaa ka hortagno abaara-       u Adkaysiga Abaaraha oo

Bangiga Horumarinta Africa iyo          ha marka ay dhacayaan,               Soomaaliya ay kala qayb

Urur Goboleedka IGAD, kaas              hadana waxaan xaqiijinaynaa          qaadanayso wadamada ku

oo qayb ka ah dadaalada lagu            anagoo fulinayna Barnaamijka         bahoobay Urur Goboleedka

doonayo in lagula tacaalao              Nolol Abuurka iyo u Adkaysiga        IGAD waxaa loo wajahaya

abaaraha ku soo noq noqda               Abaaraha inaan dadka ka              sidan hoos ku qoran:

gobolka.                                caawino                              In la horumariyo sidii dadka iyo
                                                                             xooluhu u heli lahaayeen biyo
Wasiirka Maaliyada Adan oo              dhibaatoyinka              abaaruhu  iyo ilaalinta deegaanka lana
                                                                             qaado talaabooyin looga horta-
khudbad ka jeediyey shirka              sababaan, heshiiskaan ayaa

ayaa sheegay in heshiiskaan ka          waxaa uu soconayaa mudo 5

dhigan yahay muhiimada ay               sano wuxuuna dhamaanayaa

MA TAQAAN SIDA INTERNETKA LOOGA SHAQAYSTO

Internetka ayaa sanadihii dambe noq- fiican in waxa aad iibinayso aad        bilicsan.com) waxaad adeegaaga ku      ka dadka wax ku bara. Tusaale ahaan,

day goob si fudud shaqo looga abuurto taqaano cida aad ka iibinayso. Tusaale bixin kartaa internetka.               haddii aad Quraanka ku fiicantahay

ama xitaa laga taajiro. Halkaan waxaan ahaan waxaad iibin kartaa dharka      3. Qoraa noqo – Haddii aad ku fiicanta- waxaad samayn kartaa in aad furato

idin kugu soo bandhigaynaa 5 nooc oo dumarka Soomaalida iwm. Haddii aad hay qoraalada, waxaad samayn kartaa website aad caruurta ku barto Quraanka

aad internetka uga shaqaysan karto      adigu aad ku fiicantahay samaynta    in aad noqoto qoraa. Waxaad furan kar- ama haddii aad ku fiicantahay

adiga oo gurigaaga jooga. Ka faa’i-     dharka waxaad dharka aad samayso iyo taa website aad ku qorto macluumaad- maadooyinka kale, waxaad ardada ka

dayso…                                  farshaxanka la mid ka ah ku iibin kar- ka, wararka ama xitaa waxaad qori kar- caawin kartaa casharada adiga oo istic-

                                        taa websiteyada caanka ah            taa buug aad internetka ku iibiso.     maalaya Skype.

1. Ka furo dukaan – In aad dukaan ka    sida Ebayama Etsy.                   Haddii aad furato website waxaad lacag 5. Talo bixiye noqo – Haddii aad tahay
furato internetka waxay ka midtahay
hawlaha ugu fudud ee aad si sahlan u    2. Ka faa’idayso xirfadaada – Haddii ka heli kartaa in aad xayaysiin dhigto qof dadku ay dhagaystaan oo talo loo
bilaabi karto. Waxaad u baahantahay
waa in aad samaysato website aad ku     aad leedahay xirfad aad adeeg ku bixin sida (Google Adsense) halkaasoo aad soo doonto waxaad samayn kartaa in
soo bandhigto waxyaabaha aad iibi-
nayso oo macaamiishu ay lacagta toos    karto waxay noqon kartaa mid aad si  dhaqaale ka heli karto marka ay akhris- aad talada ku bixiso internetka.
uga bixin karaan. Waxkasta ayaad
internetka ku iibin kartaa balse waxaa  fiican uga faa’ido. Haddii aad tahay qof tayaashaadu riixaan iidhehda.      Tusaale, haddii aad tahay dhaqtar wax-

                                        kombutarada ku fiican, ama aad       4. Macalin noqo – Haddii aad leedahay aad furan kartaa website ay dadku ay

                                        samayn karto naqshadaha (Graphic     aqoon aad dadka kale u faa’idayn karto su’aalaha kugu waydiiyaan oo aad talo

                                        designer) ama xitaa websiteyada (sida waxaad noqon kartaa macalin internet- ku siiso.

          Ku Xayeesiiso Somalipress
   1   2   3   4   5   6   7   8   9   10   11