Page 3 - wargeyska
P. 3

Somalipress                       Warar Ganacsi                                       Maarso 2015                    3

Markab Xoolo sida oo ka shareec-                                        Tirada goobaha ganacsiga
day Dekada magaalada Muqdisho.                                          degmooyinka Waaberi,

                                                                        Xamar-jajab, Shangaani
                                                                        iyo Xamar-weyne oo la
                                                                        soo bandhigay

                                                                        Guddi dhowaan loo saaray                     gayay tirakoobkan ayna ka soo
                                                                                                                     qeybgaleen mas’uuliyiinta
                                                                        tirakoobka goobaha ganacsiga                 dowlada hoose ee magaalada
                                                                                                                     Muqdisho ayaa waxaa halkaasi
                                                                        ee magaalada Muqdisho                        ka hadlay Wakiilka Mashruuca
                                                                                                                     horumarinta dhaqaalaha dee-
                                                                        tirokoob hordhac ah oo ah                    gaanka Xamar C/qaadir
                                                                                                                     Muxiyadin Axmed (Dalxa) isa-
                                                                        goobaha ganacsiga qaar ka                    goo sheegay in ay guddiga ay
                                                                                                                     soo diiwaangeliyeen dham-
                                                                        mid ah degmooyinka ugu                       maan goobaha ganacsi ee ku
                                                                                                                     yaal afarta degmo ee tirakoob-
                                                                        qadiimsan     magaalada

                                                                        Muqdisho.

                                                                        Tirakoobkan oo ay sameeyeen

                                                                        dhalinyaro dhowaan tababar

Markab sida xoolo farabadan ayaa  sanaa ay yareyd in dalka dibadiisa    gaar ah loo siiyay qaab casri
ka ambabaxay Magaalada            xoolo loo dhoofiyo.
Muqdisho, markabkaasi oo ku sii                                         ah oo loo tirakoobo goobaha
jeeda dalka Cumaan oo ka mid ah   Wasiirka Cusub ee Wasaaradda
dalalka la geeyo Xoolaha laga     Xannaanada Xoolaha Siciid             ganacsi ayaa waxa ay                         ka laga sameeyay.
dhoofiyo dalkeenna Soomaaliya.    Xuseen Ciid, ayaa sheegay in          sheegeen in goobaha gancsiga
                                  Wasaaradiisa ay ku dadaali doonto     ee ku yaal degmooyinka                       Tirakoobkan ayaa waxaa u
Markabkaan oo Bartamihii bishii   sidii loo dhiirri gelin lahaa ganac-  Waaberi,Xamar-                               yahay mid lagu doonayo in si
February ka shareecday dekada     satada xoolaha iyo dalagga kala       jajab,Shangaani iyo Xamar-                   dhab ah lagu ogaado goobaha
Muqdisho ayaa wuxuu qaaday kun    duwan u iib geysa dalka dibaddi-      Weyne ay tahay 2,408                         ganacsi ee magaalada
neef oo Lo’ ah, oo laga kala      isa.                                  dukaan.                                      Muqdisho si loogu sameeyo
keenay Gobollada Koonfureed ee                                                                                       qaab ay canshuuraha ugu bixin
dalka Soomaaliya.                 Markii ugu horeysay ee Xoolo          Munaasabad lagu soo bandhi-                  karaan.
                                  nool oo lo’ ah loo dhoofiyo dalka
Ganacsato Soomaaliyeed ayaa       dibaddiisa ayaa aheyd sanadkii
xoolahaan waxa ay u dhoofiyaan    2013 tan iyo markii dalka
dalka Cumaan, iyadoo tani ay      Soomaaliya uu bur-burka ka dha-
noqonayso horumar ay samey-       cay, waxaana xoolahaasi loo
nayaan ganacsatada xoolaha ee     dhoofiyay dalka Cuman oo had-
dalka dibaddiisa xoolaha nool u   dana xoolahaan loo dhoofiyay.
dhoofisa.
                                  Inta badan dhaqaalaha dalka
Ganacsatada Xoolaha dhoofisa      Soomaaliya ayaa ku tiirsan
ayaa sheegtay in ay ku            dhoofinta xoolaha nool oo laf
dadaalayaan soo nooleynta iib     dhabar u ah bulsho badan oo
geynta xoolaha dalka Soomaaliya   Soomaaliyeed nolol maalmeed-
oo muddadii dalka uu bur-bur-     kooda.

Gabey loo tiriyay Madaxweynaha Jabbuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle
                              (Ka yimid bogga 1-aad)

Onkodkuna dakaamaayo        Dadweynaha ku nooloo           Muxuu noo danaaniyey       Kolki aan ka daayaa oo         Door weeye baxayaa
Lixa dhaqe dumaal xeys      Walaalaha duceysana            Dowladaha adduunkiyo       Aan ka cudur daarto            Deriskiisa jeceloo
Xilli rooba kula degay      Eebbehey ha daayee             Dunida u qeyliyay          Ambiyadii is daba jooggi       Noo diir naxaayoo
Yaan daroorayaayoo          Dadka reer Jabuutaa            Shicibkaan dandareysan     Waxyigii ku soo degay          Runti noo damqaayaa
Leyga doogsanaayaa          Doorka Ismaaciil Cumar Geelle  Halla dayoku daaloo        U dambeeyay Nabi Muxamed       Diintana yaqaannaa
                            Bixinaaya deeqoo               Dayac naga ilaaliyey       (SWC) duriyadooda wanaagsan    Wiil habari dihatoo
Waxbase yaanan duur xuline  Dowladdeyna dhisaaya           Muxuu ciidan soo diray     Dad intii ka soo harey         Naaski hooyo lagu duwey
Runtana aanan daahine       Muxuuu noo dadaaloo            Dalka hooyo daafaca        Dumarkiyo raggoo idil          Oo derejo gaaraayo
Xaqiiqada dabooline         Maxfalkiisa dooggaa            Muxuu noo dardaar weriyay  Doorka Ismaaciil Cumar Geelle  Ama deeq labixinkara
Anigoon dayeysiin           Lagu doortey madaxweyne        Dooddiina badan iyo        Dalka uu ka ciyaarey           Haddii aan dimbaabeynin
Oo aan il duufeyn           Oo duubka lagu saarey          Dagaalada sokeeyaha        Axad aan dul dhigayaa          Dunadan lama keenin
Biya degga oraahdiyo        Muxuu noo daneeyoo             Dabka oogan ee shidan      Ama daaf wedayaa
Dulucdeeda sheekada         Noo dejiyay maamuus            Is dilkaan dhexdiinaa      Taariikhda duuggaa             Waxaa tiriyay
Halka aan u doonaayo        Ummaddii dacdarrowdey          Dakanooyinkaan baas        Markaaan dib u raacey          Abwaan Maxamed Cali Xerow
Oo aan u door bidey         Deeq intey lahaayeen           Iska daaya nagu yiri       Diiwaanka kama helin
Runta aan u daadago         Duunyadooda ooidil             Muxuu noo danaaniyay       Waa inan duceysani
                            Abaarihiiku diirteen           Nabad lagu dekeeyiyo       Waa geesi daacada
Waxan uga dan leeyahay      Marki diifta nagu tiil         Dalkaood dhistaaniyo       Doqon maahin liitoo
Dalka geeska ku yaalla      Diihaalka gaajada              Heshiis doona nagu yiri

Ku Xayeesiiso Wargeyska Somalipress 653899/0627603737/0690603737
   1   2   3   4   5   6   7   8