Page 4 - wargeyska
P. 4
Somalipress Dhaqaalo Maarso 2015 4
Agab Fududeynaya Wax Soo Saarka
Oo Dalka Ku Soo Kordhaya.
soo dhaweynayaan qal-
abkaan cusub ee la soo
bandhigay isla markaana ay
ka faa’ideysan doonaan.
Dhanka kale Guddoomiyaha
Guud ee Armatrac
Cabdulqaadir Saciid Qaasim
oo gabagabadii kulanka ka
hadlay ayaa marka hore ka
sheekeeyay sida qalabkan
ay ku soo gaarsiiyeen
Dalka, isagoo sharaxay
muhimadda qalabkaan uu u
leeyahay beeraleyda Dalka.
loo adeegsado tacbashada Dahabshiil Bank Guddoomiye Cabdulqaadir
Beeraha kuwaas oo dham- ayaa ballanqaaday ineey
I fafaalaha nabadeed ee maantood ah kuwa Dalka ku International DBI, Premier marwalba garab taaganyihi-
laga dareemayo Dalka cusub. in Beeraleyda Soomaaliyeed
Soomaaliya muddo 22-sano Bank, iyo Salaam Bank, , isla markaana ay diyaar u
ka dib ayaa fududeynaya yihiin cid walba oo ka
inay sii kordhaan agabyada mas’uuliyiinta Jaamacadaha faa’ideysaneysa qalabkaan
wax soo saarka Dalka. ay gacmo furan ku soo
Munaasabad lagu soo Daarul-Xikma iyo Jazeera, dhaweynayaan.
Ganacsato Soomaaliyeed oo bandhigayay
muddo ku taamayay inay qalabkaan oo iyo shirkado ganacsi oo si Ugu dambeyn munaasad-
mar uun arkaan dalkooda aheyd mid si abadda ayaa ka qeyb
oo nabad ah ayaa hadda weyn loo soo gaar ah loo leeyahay, galayaasha loo soo bandhi-
dhabbaha u xaaraya agaasimay gay qalabkaan oo si tijaabi
hirgelinta ganacsi qeyb ka ayaa lagu qab- kuwaasoo dhammaantood ah looga howlgeliyay Beer
noqda dib u dhiska Dalka tay beerta macmal ah oo ku taala
iyo wax soo saarkiisa. Jambaluul ee Degmada Afgooye.
Degmada
Bishii hore waxaa beer ku Afgooye ee
taallo Jambaluul oo ka tir- Gobalka
san Degmada Afgooye lagu Shabeellaha
soo bandhigay qalab iyo Hoose, wax-
Cagaf Cagafyo cusub oo aana ka soo
dhinaca Beera ah taasoo qeyb galay
loogu talo galay beeraleyda Mas’uuliyiinta
Gobollada Dalka si ay uga Shirkadaha
faa’iideystaan islamarkaana Jubba Agro iyo
ugu adeegsadaan tacbasha- Armatrac oo
da Beerahooda. ah shirkadaha
Dalka keenay qalabkaan
Qalabkan oo noqonaya qal- casriga ah,
abkii ugu horreeyay ee laga
keeno Dalka Turkiga lana Sidoo kale waxaa ka soo daneynayay qalabkaan
soo gaarsiiyo Soomaaliya
ayaa ka koobnaa Cagaf qeyb galay beeraleyda cusub ee la soo bandhigay.
cagafyo, iyo agabyo kale oo
Goballada Shabeellaha Prof. Xuseen Macoow oo ah
Guddoomiyaha SATG ayaa
Hoose iyo Shabeellaha wuxuu sheegay in beeraley-
da Soomaaliyeed ay aad u
dhaxe, mas’uuliyiinta qaar
ka mid ah Bankiyada sida
Ku Xayeesiiso Wargeyska Somalipress 653899/0627603737/0690603737

