Page 16 - wargeyska
P. 16

Somalipress                            Falanqeynta Ciyaaraha                             Maarso 2015

Zinedine Zidane Oo Ku Cadaadinaya Real
Madrid Inay La Soo Wareegto Paul Pogba.

Zinedine Zidane ayaa Madrid ka soo baxda da Real Madrid

doonaya in Paul Pogba ee AS.           Florentino Perez iyo

uu ku biiro Real                       Jose Angel Sanchez

Madrid, waxaana uu Ninka reer France oo ah agaasimaha
ku cadaadinayaa koox- ayaa bilihii ugu dan- guud ee kooxda inay
da inay dardargeliyaan beysay waxa uu ka muhim tahay in lala
saxiixiisa, sida ay ku dhaadhicinayay
                                       soo wareego xiddiga
warameyso jariirada madaxweynaha koox- awooda badan ee

                                                                 khadka dhexe ee         xiiso kuma hayaan sida lagu
                                                                 Juventus.               sheegay warbixinta jariirada

                                                                 Sida AS ay sheegeyso AS.

                                                                 waxa uu xitaa dhowr     Waxa uu ka baxay albaabka
                                                                 jeer taleefanka ka      danbe ee Manchester United
                                                                 wacay Paul Poga si uu   2012kii, mana doonayo inuu
                                                                 uga dhaadhiciyo inuu    u dhaqaaqo Paris sababtoo
                                                                 ka tago kooxda          ah waxa uu u arkaa horyaal-
                                                                 Talyaaniga oo uu qan-   ka Faransiiska mid heerkiisa
                                                                 daraas kula jiro ilaa   hooseeyo.
                                                                 iyo xagaaga 2019 isla-

                                                                 markaana uu musha- Barcelona ayaa sidoo kale

                                                                 har 4.5 milyan euro ka isbuucyadii u danbeysay

                                                                 qaato sannadkii, isa- albaabka u soo garaacday

                                                                 goo ka mid ah xiddiga- laakiin kooxda Catalans

                                                                 ha ugu mushaharka ciyaaryahan lama wareegi

                                                                 badan ee kooxda wax- karaan ilaa iyo bisha

                                                                 aana uu ku mushahar Janaayo 2016 madaama

                                                                 yahay Gigi Buffon.      FIFA ay ku soo rogtay xayi-

                                                                 Pogba ayaa waxaa        raad suuqa kala iibsiga ah.
                                                                                         Sidaasi darted Zidane ayaa si

                                                                 sidoo kale xiiseynaya la mid ah sidii uu kooxda

                                                                 Man United iyo PSG      uga dhaadhiciyay inay la
                                                                 oo dooneysa inay u      wareegaan Raphael Varane
                                                                 laba jibaarto musha-    2011kii waxa uu ku
                                                                 harkiisa, laakiin       adkeysanayaa in Madrid ay
                                                                                         la soo wareegto Pogba.

                                                                 labadaas kooxoodba

Ku Xayeesiiso Wargeyska Somalipress 653899/0627603737/0690603737
   11   12   13   14   15   16