Page 13 - wargeyska
P. 13
Somalipress Aqoon Maarso 2015 13
SIDEE LOO ABUURAA GANACSI
Marka hore waxaa habboon in aan III. Qeexid guud ee shirkadda muraayadda shirkadda.) V. Marketing Plan (Qorshaha
qeexno sua’aasha ah waa maxay (General Company Description) suuq-geynta)
Ganacsi?. IV. Badeecadda iyo adeegyada III. Tilmaanta guud ee shirkadda
(Products and Services) (General company description) Si kastaba ha u fiicnaato
Waxaa jiri kara qeexitaanno badan V. Qorshaha suuq- badeecadaadu ama adeeggaagu
waxaan se kusoo gaabsanaynaa geynta(Marketing Plan) Halkan waxaad ku sheegtaa waa ay adag tahay sida ay u guu-
ganacsi waa gedis ama isweydaar- VI. Qorshaha shaqo-fulinta nooca ganacsiga aad gelayso, iyo laysto shirkad aan lahyn Qorshe
si badeeco ama adeeg dhex mara (Operational Plan) waxaad samaynayso. Saameyn leh oo suuq-gayneed
laba qof iyo wax kabadan. VII. Maaraynta maamulka iyo (effective marketing plan).
habayntiisa (Management and Halkan inta badan shirkadduhu Halkani waa halka u baahan in
Waxyaalaha ugu horeeya ee loo Organization) waxa ay ku sharraxaan sababta ay aad looga taxadiro, si fiicana
baahan yahay si loo abuuro VIII. Caddayn maaliyadda gaarka u samaynyaan shirkaddan iyo looga baaraan dego. Aad ayay
shirkad guulaysata waxaa ka mid loo leeyahay (Personal Financial nidaamka ay raacayaan. Taas oo khatar u tahay in si fudud loo yid-
ah in la sameeyo nidaam ganacsi Statement) ay badanaa raaciyaan waxyaalaha haa waan ogahay sida suuqa uu
oo afka qalaad lagu yidhaa IX. Kharashka bilowga iyo ay shirkaddu higsanayso (compa- noqon doono. Waxa ay shirkad
Business Planning(qorshe Raasamaalka (Startup Expenses ny goals), halkee ayaad rabtaa in ama qof waliba oo ganacsi samay-
Ganacsi). Waxa aynu halkan ku and Capitalization) aad shirkadda ka samayso? yaad nayaa u baahan yahay in uu
faahfaahin doonaa waa maxay X. Qorsheynta maaliyadeed rabtaa in aad wax ka iibiso, mus- sameeyo daraasad suuq-xog uru-
Qorsheynta ganacisgu (business (Financial Plan) taqbalka dhaw iyo kan fog sidee urin (market research).
plan): kuula muuqdaa in aad u guulaysan
II. Executive summary (shaqada karto? Dhinacee ayaad ku Waxaa jira laba nooc oo loo
I . Qorshaynta ganacsiga shirkadda oo kooban): xooganan kartaa dhinacee ayaad sameeyo daraasadaha xog uruurin-
(Business Planning): se ku liidan kartaa? Maxaa ta suuqa (market research):
Executive summary: waa qaybta shirkadda guulayn kara? Maxay Daraasada koowaad (Primary
Nidaamka ganacsi inkasta oo uu ugu horraysa ee lagu qoraayo qor- shirkaddaha kula loollamayaa research) macnaheedu waa in aad
leeyahay qeexitaan badan haddana shaha shirkadda (business plan) kaaga sarayn karaan? Maxaa khi- adigu si toos ah warbixinta usoo
waxaynu kusoo koobi karnaa: waa taaso oo macnaheedu yahay in aad brad ah ama xirfad ah ee aad uruursato, adiga oo la kulmaaya
qoraal nidaamsan oo lagu qeexay si kooban u sharaxdo waxa aad kusoo kordhin kartaa shirkadda? dadka, booqanaya shirkadaha
laguna soo koobay ujeedooyinka qabanyso waxa uu yahay, cida sameeya ganacsigaaga oo kale,
ama marxaladaha ay marayso macmiisha kuu noqonaysa, cidda Haddii ay shirkaddu tahay shirkad eegaaya goobaha ku habboon,
shirkadda cusub oo laga raadi- leh Shirkadda, nooca ganacsiga qof keligii leeyahay (sole propri- laakiin waxa suurto gal ah in uu
naayo faa’iido. taas oo noqon aad samaynayso iyo dhammaan etorship), ama shirkad ay wada kharash badan kaaga baxo
karta nooca ay tahay shirkadda iyo mustaqbalka shirkadda. leeyihiin laba qof ama in kabadan daraasadan.
waxa ay qabanayso (general com- oo gala heshiis ujeedadooduna ay Daraasadda labaad (Secondary
pany description), waxa ay Halkani waa halka aad ku shee- tahay in ay wadaagaan faa’iido research) macnaheedu waa in aad
higsanayso (vision), ujeedooyinka gayso nooca shirkaddani tahay iyo khasaaraba wixii ku yimaada fiiriso qoraallada wararka laga
shirkadda (objectives), nidaamka sida haddii uu yahay shirkad qof shirkadda (partnership), Private helo sida majaladaha ay leeyihiin
suuq geynta (marketing strategy), keligii leeyahay (sole proprietor- Limited Company oo iyana ah shirkadaha ama warshaduhu, war-
saadaasha iibka (sales forecast), ship), is-kaashato (partnership) oo shirkad leh saami wadaagayaal gaysyada. Waxaana wararkan inta
nidaamka shaqada iyo shaqaalaha ah shirkad ay wada leeyihiin laba (shareholders) maxaad ku badan laga heli karaa maktabada-
( management and organisation), qof ama in kabadan oo gala heshi- dooratay nooca shirkaddan? ha lagu kaydiyo buugaagta, rugta
Loollanka shirkaddaha kale (com- is ujeedadooduna ay tahay in ay ganacsiga iyo meelaha dawladaha.
petition), meesha lagu qabanaayo wadaagaan faa’iido iyo khasaara- *Fadlan ogow gadaal ayaanu wax Waxaa kale oo jira warbixino ku
shaqada (location), Qorsheynta ba wixii ku yimaada shirkadda, walba ku faah faafin doona jira mareegaha internet ka (web-
maaliyaddeed (financial plan). (Private Limited company) oo sites).
iyana ah shirkad leh saami wadaa- IV. Products and services:
Hadda waxa aynu halkan ku soo gayaal (shareholders) waana (badeecadaha ama adeegyada) Nidaamka suuq-gaynta hanoqodo
qaadan doonaa mid kasta oo ka shirkad ay xadayso shares-ka, taa- mid walax gaar ah la raadinaayo,
mid ah waxyaalaha aynu kor soo lagu qeexo shirkad aan usoo Halkan waxaa si qoto dheer loogu loona raadinayo sida ugu mac-
kusoo xusnay: bandhigin saamiyadeeda dadwey- qorayaa badeecada ama adeegga quulsan (specific and possible),
naha si ka duwan sida (Public lim- aad gadayso waxa uu yahay ked- samee tiro koob, tirooyin iyo mee-
Qoraalkani waxa uu ka kooban ited companies). ibna waxad sheegaysaa waxyaala- sha saxda ah ee wax kasoo bilaa-
yahay (Table of Contents) ha ku saacidi kara in aad maan (sources).
II. Soo koobid shaqada (Executive (Fadlan ka dhig qaybtan hore wax badeecaada ama adeegga ku guu-
Summary) la fahmi karo oo kooban oo si xir- laysato, tusaale ahaan tayada waxa
fadleh loo sameeyay, waayo waa aad gadayso (quality), qiimaha aad
ku gadayso (pricing) etc.

