Page 11 - wargeyska
P. 11

Somalipress                            Taariikh                                   Maarso 2015                                 11

Sooyaalka Afrika

        W/Q: Aweys Xaaji Nuur          wel-welka, walaaca, cabsida, qal-qal       reysta qorshaha nidaamka dhexe ee           saxaraha ka hooseeya ee afrika.
               (Aweys Aar).            maskaxeedka iyo jirooyin kale oo           Maamulkooda.
                                       waalida lagu tiriyo.                                                                   Warbixinta ayaa sidoo kale lagu
Qeybta 4aad.                                                                      Qaaradda afrika waxaa meel sare             xusay in dadka ku guul dareystay la
                                       Waxaa kaloo ay khuburadu soo               gaarsiisan heerka waxbarasho la’aan-        tacaalidda faqriga ay intooda badan
Mushkiladaha ka jira                   bandhigeen in 5% caruurta yugandha         ta kamana jirto qaaradda maalgashi          ku noolyihiin koonfurta saxaraha afri-
Qaaradda Afrika:                       uu cudurka qalalka fara ba’an ku           buuxa iyo ra’su-maal ay leeyihiin           ka.
                                       hayo kuwaasoo u baahan baxnaano            dowladaha, hey’adaha, shirkadaha
Mushkiladaha (Dhibaatooyinka) ka       caafimaad oo ay ka helaan (psychi-         iyo shaqsiyaadka ajnabiga ah, hadii         Tusaale; 4 bishii april sanadkii
jira qaaradda waa ay tiro badan yihi-  atrics and psychiatric nurses)             uu jirana waa mid si weyn ugu               2012kii, wixii ka danbeysay markii
in waxay isugu jiraan kuwo dabiici ah  dhaqaatiirta iyo kalkaaliyayaasha ku       faa’ideynaya dhinacyada aan afrika u        xilka madaxtinimadda dalka senigal
oo aan bani’aadamku wax faragelin      takhasusay daweynta, ka tala bixinta       dhalan.                                     loo dhaariyay madaxweyne macky
ah ku lahayn iyo kuwo ay dadku         iyo la tacaalidda cudurada ku dhaca                                                    shall, ayaa waxaan weli muuqan
iyagu sababtooda lahaayeen, dhibaa-    maskaxda.                                  Sidoo kale waxaa afrika aad ugu             dadaalo ay xukuumadda senigal ugu
tooyinka qaaradda ka jira ee ka                                                   xooggan loolanka u dhaxeeya                 jirto xal u helidda baahida heysata
reebay in ay hiigsato qaaradaha kale   Waxaa la xusay in dhamaan dadkaasi         qabaa’ilka, iyo dagaallada soo noq-         dad tiradooda lagu qiyaasay 800.000
ee asaageed ah waxaa ka mid ah:        marka tiradooda leyku geeyo 65% in         noqda kuwaasoo ka bilaabanaya               oo ruux, dadkaasina waxay qeyb kay-
Cudurro, Maamul xummo iyo              aysan helin daweyntii ay u baahnaay-       dagaalada ku-dhufoo ka-dhaqaaqa             ihiin 16 milian oo ruux oo si weyn
Dagaallo Sokeeye, Sabool-nimo, iyo     een, taasoo ah nisbo aad u badan oo        ah, ilaa laga gaaro dagaallada wata         looga deyrinayey heerka noloshoo-
Abaarro.                               aan nasiib u yeelan dareelkii caafi-       xasuuqa bani’aadan-nimo, kuwaasoo           da.
                                       maad ee loo baahnaa in ay helaan.          iyaguna ah qaar ka mid ah sababaha
Cudurro:                                                                          ugu waaweyn ee keenay                       hey,adaha hostaga umadaha
                                                         Cudurka Dilaaga ah ee    dib-u-dhaca iyo faqriga
Inkastoo ay qaaradu hodan ku tahay                       sida fudud ku faafa      la degey qaaradda afri-                     midoobay iyo weliba kuwa aan
kheyraadka dabiiciga haddana waa                         Ebola ayaa Qatar         ka.                                         dowliga aheyn ayaa intuba waxay
qaaradda ugu faqriga iyo dib u dhaca                     weyn geliyey wadamo                                                  weli ku howlanyihiin la dagaalanka
badan qaaradaha caalamka, kuwaa-                         badan oo galbeedka       Sabool-nimo:                                gaajada kajirta wadamo badan oo
soo ka dhashay siyaabooyin badan                         afrika ku yaalla, 14kii                                              qaaradda afrika ka tirsan waxaana
oo is biirsaday, waxaa ka mid ah cud-                    bishii Augusto ee        Sida waafasan warbixin                      loo hamuun qabaa in hay,adahaasi
urada dilaaga iyo feyrisyada oo ku                       sanadkii 2014tii war-    ku saabsaneyd horumar-                      ay gacantooda si deg-deg ah usoo
badan qaaradda, sida fayrisyada                          bixin ay soo saartay     ka bulshada oo soo bax-                     galaan qarashaadkii loo balanqaaday
yareeya difaaca jirka ee laga qaado    hey’adda caafimaadka adduunka ee           day sanadkii 2003-dii, oo                   ee loogu talo galay la tacaalidda
maleeriyada iyo eydhiska.              WHO ayaa lagu sheegay in waqti yar         ay soo saartay qaramada midoobay            baahida taagan.
                                       gudahood uu cudurku gallaaftay             ayaa lagu xusay in shan iyo labaatan-
Bartamihii bishii may,2012 khuburo     nolosha 1069 ruux oo afrikaan ah.          ka dowladood ee ugu hooseeya dhi-           Sanadii 1981-kii tirakoob lagu
ku xildheer la tacaalidda iyo daweyn-                                             naca horumarka ay noqdeen dowla-            sameeyey 200 oo malyuun oo qof
ta xanuunada ku dhaca maskaxda oo      Meelaha uu cudurku sida weyn u             do afrikaan ah.                             ayaa lagu ogaaday in %50 dadkaasi
fadhigooduna yahay dalka yugundha      saameyey qaaradda waxaa ka mid ah                                                      ay la tiicayeen sabool-nimo aad u
ayaa ka digay kororka tirada           wadamada Guinea, Liberia, Sierra           Dad badan oo reer afrika ah waxaa si        daran, qiyaas mar kale la sameeyey-
bukaanada ay soo ridanayaan cudu-      Leone iyo Nigeria.                         xooggan saameyn ugu yeeshay                 na sanadkii 1996-kii waxaa lagu ogaa-
rada kala duwan ee maskaxda ku                                                    sabool-nimo, biyo yaraan, cuna              day in ay nisbadu sare u kacday taa-
dhaca, kuwaasi oo ay khuburadu u       Maamul xumo iyo Dagaallo                   xummo, adeegyada caafimaadka oo             soo gaartay %58 inkastoo mar dabe
sababeeyeen hoos-u-dhac xooggan        Sokeeye:                                   aan ku filneyn ama aan ka jirin mee-        haddana ay hoos u dhacday oo ay
oo ku yimid kobaca dhaqaalaha dalka                                                                                           noqotay %50 qiyaastii la sameeyey
ugundha.                               Waxaa kaloo intaas sii dheer in                               laha qaar, iyo ayadoo    2005-tii.
                                       qaaradu ay aad ugu badan yihiin                               ay intaasi sii dheerta-
Tiro koob la sameeyey ayaa muuji-      xuukumadaha aan hab-maa-                                      hay caafimaad dari       Waxaa la sheegaa in isku celcelis
naya in isku celcelis ahaan %20 oo ka  mulkoodu wanaagsaneyn ee inta                                 baahsan oo inta          ahaan qofka ku nool wadamada
dhigan (6.8 milyuun oo ruux) kana      badan ku kaca xadgudubyo aad u                                badan qaaradda ka        saxaraha ka hooseeya ee afrika
tirsan 34-ta milyan oo qof oo ku nool  daran oo liddi ku ah xaquuqda ban-                            jira.                    dakhliga soo gala uu ka yaryahay 70
dalkaasi yugandha in ay la il daran    i’aadan-nimo, sidoo kale madaxda                                                       cent maalintiiba.
yihiin xanuunada ku dhaca maskax-      afrika ayaa sida badan ku guuldar-                            Bishii ogosto 2008-dii
da.                                                                                                  bankiga adduunka                  Lasoco Qeybta 5aad…
                                                                                                     ayaa soo saaray isku
Xanuunadan ayaa waxaa saldhig u ah                                                Qiyaas lagu ogaanayey heerka faqri-
                                                                                  ga caalamka, waxaa qiyaastaasi ay
                                                                                  qeexeysay in isku celcelis ahaan
                                                                                  qofka afrika ku nool uu maalintii
                                                                                  dakhli ahaan u helo 1.25 (hal dollar
                                                                                  dhibic labaatan iyo shan sinti) sidee-
                                                                                  tan dhibic shan boqolkiiba (%80.5)
                                                                                  dadkaasi waxaa lagu sheegay in ay
                                                                                  yihiin kuwo ku nool wadamada

Ku Xayeesiiso Wargeyska Somalipress 653899/0627603737/0690603737
   6   7   8   9   10   11   12   13   14   15   16