Page 15 - wargeyska
P. 15

Somalipress                           Falanqeynta Ciyaaraha               Maarso 2015                                              15

Wax Badan Ka Ogaw 11 Kulan Oo Go’aamin Kara Kooxaha ku Soo
Bixi Doona Kaalmaha 3Aad Iyo 4 Aad Ee Horyaalka Ingiriiska.

Tartanka loogu jiro koobka                                                                                    4. LIVERPOOL vs MANCHESTER
horyaalka Ingiriiska ee xili ciyaa-                                                                           UNITED, March 22
reedkan waxaa ka xiiso iyo xam-
aasad badan kaalmaha saddexaad                                                                                5.ARSENAL vs LIVERPOOL, April 4
iyo afaraad ee loogu soo baxao
Champions Leaque-ga, waxaana                                                                                  6.STOKE vs SOUTHAMPTON, April
ku tartamaya shan kooxood oo                                                                                  18
kala ah Arsenal, Man United,
Southampton, Liverpool iyo                                                                                    7.SOUTHAMPTON vs TOTTEN-
Tottenham.                                                                                                    HAM HOTSPUR, April 25

Shantan kooxood ayaa afar dhibo-                                                                              8.ARSENAL vs CHELSEA, April 26
cood oo kaliya ay kala saartaa,
dhamaantoodna waxay shantan                                                                                   9.TOTTENHAM HOTSPUR vs
kooxood is dheer yihiin min hal                                                                               MANCHESTER CITY, May 2
dhibic oo kaliya. Taas ayaana xiiso
wayn u sii yeeshay in tartanka                                                                                10.MANCHESTER UNITED vs
loogu jiro kaalmaha Champions                                                                                 ARSENAL, May 16
Leaquegu ay ka xamaasad badato
hanshada horyaalka oo ay si dhab      soo gudbinaynaa kulamada lays       Haddaba halkan hoose kaga bogo      11.MANCHESTER CITY       vs
ah ugu tartamayaan Chelsea iyo        odhan karo waxay go’aamin           kulamada ugu muhiimsan ee           SOUTHAMPTON, May 24
Man City oo kaliya. 12 kulan oo       karaan labada kooxood ee ku soo     go’aamin kara kooxaha ku soo xixi
kaliya ayaa ka hadhay dhamaadka       bixi doona kaalmaha 3 aad iyo 4     kara kaalmaha Champions Leaque-     Haddaba akhriste marka aad u fiir-
xili ciyaareedkan koox kastaana       aad ee Champions Leaque-ga          ga iyo waqtiyada la ciyaari doono.  sato kulamada ugu muhiimsan ee ay
waxay wadaa gunti isku giijin iyo     loogu soo baxo.Waxaaan si gaar                                          ciyaari doonaan kooxaha Arsenal,
sidii ay ugu soo bixi lahayd tartan-  ah u eegaynaa kulamada ugu          1. LIVERPOOL VS MANCHESTER          Man United, Southampton,
ka Yurub ee Champions Leaque-         muhiimsan ee ay ciyaaari doonaan    CITY, March 1                       Liverpool iyo Tottenham, kooxahee
ga.                                   kooxaha tartanka ugu jira                                               ayaad filaysaa inay ku soo bixi
                                      kaalamaha Champions Leaque-ga       2. MANCHESTER UNITED vs TOT-        karaan kaalmaha loogu soo baxo
Haddaba waxaan halkan idiinku         loogu soo baxo ee aan xaga sare ku  TENHAM HOTSPUR, March 15            Champins leaque-ga?
                                      soo sheegnay.
                                                                          3.SWANSEA vs LIVERPOOL, March
                                                                          16

     SETAC IS A PROJECT
   MANAGEMENT AND BIM

          CONSULTANT

Haddii aad xiiseyneyso adeegyada shirkada dhismaha SETAC, fadlan soo wac telefanada kala ah:
       0617513131 / 0627513131 ama noo soo dir e-mail: setac6@gmail.com / info@isetac.com
   10   11   12   13   14   15   16