Page 14 - wargeyska
P. 14
Somalipress Falanqeynta Ciyaaraha Maarso 2015 14
Wax Badan Ka Ogaw Tobanka Ciyaartoy
Ee Aduunka Ugu Rekoore Tuurista Fiican.
Waxaa la soo saaray 10 ka ciyaartoy badani ka dhashay rekoore uu badalay halka uu 12 ka mid ah Gerrard 82%. 49/ 60
ee addunka oo dhan ugu rekoore Mario Balotelli u tuuray kooxdiisa qasaariyay.Ronaldo ayaa xili ciyaa- Kaalinta sideedaad waxaa ku jira
tuurista fiican. Arintan ayaa ka dan- liverpool kulankii ay guusha kaga reedkan kooxdiisa Madrid No.8 ka Liverpool. Kabtanka
baysay kadib markii uu kulankii gaareen kooxa Besiktas, laakiin udhaliyay 10 rekoore, sideed ka mid Liverpool ee Steven Gerrard ayaa
Etihad Stadium Lionel Messi laga Mario ayaa ah ciyaartoyga aduunka ah tobanka rekoore ayaa ahaa 60 rekoore oo uu kooxdiisa iyo
badbaadiyay rekoore uu koodiisa ugu rekoore tuurita fiican marka la horyaalka La ligaha halka labda qarankiisa England u tuuray, 49 ka
hogaanka ugu sii dheerayn lahaa eego inta rekoore ee uu tuuray iyo kale uu ka dhaliyay Champions mid ah goolal u badalay. Gerrard
ilsa markaana uu rajada Man City inta laga badbaadiyay.Balotelli oo Leaque. Ronaldo ayaa xili ciyaa- ayaa xili ciyaareedkan kooxdiisa
ee Champins leaque-ga uu dhulka rekoorahaas dhaliyay ayaa liiska reedkii horena Madrid udhaliyay 10 udhaliyay shan rekoore.
galin lahaa. ciyaartoyda aduunka ee rekoore rekoore.
tuurista ugu fiican kaalinta kowaad Cardozo 82%.41/50
In aad rekoore si fiican uu tuurataa kaga jira. Soldado 87%. 26/30 Waxaa kaalinta sagaalaad ku jira
ma aha wax sahlan, mana aha wax Kaalinta lixaad waxaa ku jira xidiga xidiga xulka qaranka Paraguayan oo
ciyaartoy kastaaba ku fiican yahay. Ibrahimovic 87%.54 rekoodha- kooxda Tottenham iyo xulka qaran- hadda ka tirsan kooxda
Laakiin hadda waxaa laysku khi- ha uu dhaliyay, 62 Inta ka Spain ee Roberto Soldado kaas Trabzonspor. Cardozo ayaa xili
laafsan yahay in rekooruhu la mid rekoodhe ee uu tuuray oo 26 rekoore goolal u badalay ciyaareedkan dhaliyay saddex
yahay goolasha sida caadiga ah loo Ibrahimovic ayaa kaalinta labaad ku kadib markii uu tuurtay 30 rekoore. rekoore laakiin guud ahaan 50
dhaliyo. jira kaas oo xili ciyaareedkan afar rekoore oo uu hore u tuurtay ayuu
rekoore kooxdiisa udhaliyay. Ibra Lampard 83%.64/77 41 ka mid ah goola u sarifay.
Halyaygii hore ee Brazil ee Pele ayaa 62 rekoore oo uu tuuray 54 ka Kaalinta todobaad waxaa ku jiro
ayaa sheegay in rekooruhu yahay mid ah goolal u badalay. Frank Lampard oo hadda ka tirsan Totti 81%.78/96
nooc fulaynimo ah oo goolal loo kooxda Man City balse Waxaa kaalinta tobnaad buuxiyay
dhaliyo inkasta oo uu goolkiisii Vidal 87%. 27/31 rekoorayaasha ugu badan tuuray halyayga kooxda Roma ee
1000 rekoore isaguba rekoore ku Arturo Vidal ayaa ah xidga kaalinta markii uu ka tirsanaa kooxdiisii Francesco Totti kaas oo afar
dhaliyay. saddexaad ku jira, wuxuuna reko- hore ee Chelsea iyo xulka qaranka rekoore oo kaliya ay uga harsan
rayaasha u tuuraa Juventus iyo England. Lampard ayaa 77 rekoore yihiin rekooihiisii 100 aad. Totti
Haddaba waxaan halkan ku eegay- dalkiisa Chile. Xili ciyaareedkan oo uu tuuray, 64 ka mid ah goolal u ayaa 96 rekoodhe oo uu tuurtay ,78
naa tobanka ciyaartoy ee aduunka laba rekoore ayuu dhaliyay. Vidal badalay. ka mid ah goola u badalay.
oo dhan ugu rekoore tuurista fiican, ayaa 31 rekoore oo uu tuuray 27 ka
waxayna arintani khaas u tahay mid ah goolal u badalay.
ciyaartoyda hadda ciyaarta oo
kaliya ee lagama hadlayo ciyaartoy- G. Rossi 87%.34/39
dii hore ee ciyaaraha ka fadhiistay. Waxaa kaalinta afaraad ku jira xidi-
Waxayna iskugu jiraan ga kooxda Fiorentina ee G. Rossi
rekoorayaasha ay ciyaartoydu koox- kaas oo 39 rekoore oo uu tuuray, 34
ahooda iyo qaramadooda udhaliy- ka mid ah goolal u badalay.
eeen oo ay waliba soo raacdo
rekoorayaasha la tuurto marka Cristiano 87%. 78/ 90
ciyaar laysku mari waayo ee kooxa- Kaalinta shanaad waxaa ku jira
ha ama qaramada lagu kala saaro. xidiga kooxda Real Madrid iyo
xulka qaranka Portugal ee Cristiano
Balotelli. 93%: 28 rekoodhaha Ronlado kaas oo kooxdiisa iyo
uu dhaliyay, 30 inta rekoodhe qarankiisa u tuuray 90 rekoore,
ee uu tuuray wuxuuna 78 ka mid ah goolal u
Khamiistii hore wuxuu muran
Ku Xayeesiiso Somalipress

