Page 7 - wargeyska
P. 7

Somalipress                       Wararka Gudaha                     Maarso 2015                        7

Madaxweynaha dalka Jabuuti oo ka qeyb galay Munaasabadda dhagax dhig-
ga xarunta Akadeemiyad Goboleedka Afka Hooyo oo Muqdisho laga furayo.

                                                                     dex maalin loo Xiray waddooyin-    ku badalaan nabad iyo wada
                                                                     ka muhiimka ah ee magaalada        deganaasho xasilooni ku dheehan
                                                                     Muqdisho si amaanka madaxda        tahay,islamarkaana colaadooda si
                                                                     loo adkeeyo.                       dhaqsi ah ku soo afjaraan.

                                                                     Intaasi ka dib madaxweynayaasha    Booqashadan ayaa ah tii labaad
                                                                     dalka Jabuuti iyo Dalka            oo uu Muqdisho ku yimaado
                                                                     Soomaaliya ayaa booqasho gaaban    Madaxweynaha Jabuuti, iyadoo
                                                                     ku tagay magaalada Baladweyne      bishii Agosto ee sanadkii 2011 uu
                                                                     ee xarunta Gobolka Hiiraan halka-  horay u yimid Caasimadda
                                                                     asi oo si weyn loogu soo           Soomaaliya, xilligaasoo ay ku soo
                                                                     dhaweeyay.                         barakaceen kumanaan qoysas oo
                                                                                                        abaaro iyo macluul uga soo
                                                                     Labada madaxweyne ayaa si wada     cararay Gobollada dalka qaarkood.
                                                                     jir ah dhinacyada ku dagaalamaya
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil    badan oo dalka Soomaaliya ka tir-  Hiiraan ugu baaqay in colaadda ay
Cumar Geelle ayaa soo gaaray      san.
magaalada Muqdisho bartamihii
Bishii Feberayo ee la soo         Madaxweynaha oo ka qeyb galay
dhaafay,isagoona ka soo degay     xaflad si weyn loo soo agaasimay
Garoonka diyaaradaha Aadan        oo lagu qabtay Muqdisho,isla-
Cadde ee magaalada Muqdisho,      markaana lagu weyneynayay
halkaasoo uu ku soo dhoweeyay     maalinta Afka Hooyo ayaa dhegax
madaxweynaha Soomaaliya Xasan     dhigay xarunta Akadeemiyad gob-
Sheekh Maxamuud iyo xubno ka      oleedka afka oo xaruntiisa noqon
tirsan Golaha Wasiirada, xild-    doonto magaalada Muqdisho.
hibaano iyo mas’uuliin kale.
                                  Ammaanka magaalada Muqdisho
Ujeedka madaxweynaha Jabuuti u    ayaa si aad ah loo adkeeyay,
soo gaaray dalka Soomaaliya gaar  iyadoo wafuud badan oo ka socota
ahaan caasimada Muqdisho ayaa     dhulalka afka Soomaaliga looga
ahayd sidii uu uga qeyb qaadan    hadlo ay munaasabadan ka soo
lahaa xuska 21-ka February oo ku  qeyb galeen.
beegneyd maalinta Afka Hooyo oo
si weyn looga dabaal degay meelo  Waxaana arintaasi daraateed sed-
   2   3   4   5   6   7   8   9   10   11   12